Hotline +252 611 000434

Soo Bandhig shaqo

Adeegso shabakad aad kuhesho dad badan oo xirfad leh

Cast a wide talent recruitment net

Job postings are updated daily on Shaqodoon.net. They’re pulled from approved employer and government websites.

To have your Minnesota job postings show up on shaqodoon.net, you have two options:

  • Register as an employer on shaqodoon.net and post your jobs
  • Request to have the career page on your organization’s website indexed by the shaqodoon.net

More about the benefits of shaqodoon.net

Employers can post job positions and search for new candidates at the same time, all for no-fee. Individuals can upload resumes while searching for new positions. After all, it’s about finding the right talent match.

First you need to register as employer on shaqodoon.net, then you can:

  • Post your organization’s shaqodoon job openings on a site that gets 1,000 searches for jobs by career seekers each day
  • Search the region’s largest online resume database for candidates that meet your requirements
  • Find candidates with diverse experience
  • Use an option to “find more resumes like this”
  • Opt to have interested career seekers apply via shaqodoon.net or apply directly on your website
  • Save resumes of candidates of interest to you

To find out how to register as an employer on shaqodoon.net, and learn more about this site, CLICK HERE

To learn more about all the things you can do once you register as an employer on shaqodoon.net, see this helpful “how to” guide.

For more help with using shaqodoon.net, call 0611000434(or +252.611000434 from outside the country) during regular business hours, Saturday through Thursday, 8 a.m. – 5:00 p.m. You also can email info@shaqodoon.net.

Raadso qaab aad kuhesho dad badan adoo shaqooyinka oonleen kusoo bandhigaaya. shaqodoon.net waa adeeg bilaash ah oo loogu talagalay inuu kuxiro dadka shaqo doonka ah fursadaha shaqo ee jira. Batrooniyaasha ayaa soo galin kara boosaska shaqo kadibna raadsan kara codsadayaal cusub isla markaasba. Shaqsiyaadku waxay soo galin karaan siifiiyadooda intay baarayaan shaqooyin cusub. Waxaas dhan marka lagasoo tago, hadafku wa akaliya inaad hesho xirfada saxda ah ee shaqda qaban karta.

Markaad shaqo oonleen soo galiso, waxaad:

  • SBaari kartaa kaydka ugu balaaran Wadanka ee siifiiyada oonleenka ah
  • Waxaad heli kartaa codsadayaal leh khibrado kaladuwan
  • Isticmaal dookha “find more resumes like this” (“raadi siifiiyo kanoo kale ah”)
  • Dooro in dadka shaqo doonka ah ee shaqada danaynaaya ay si toos ah uga codsadaaan shaqada webseetkaaga
  • Ukaydso siifiiyada shaqooyika mustaqbalka soo baxaaya

Markaad tahay batrooni diiwaangashan, waxaad bilaabi kartaa inaad shaqooyin soogaliso. Shaqada aad soo galiso ayaa lawaafajin doonaa siifiiyada kuhaboon. Halkaas laga bilaabo, codsadayaasha ugu sareeya ayaa lagu aqoonsan doonaa cabirka qiimaynta oo shan dhibcood ah. Waxaad doaran kartaa in ogaysiis laguugusoo diro iimeelka marka codsadayaal cusub buuxshaan shuruudaha shaqadaada ama waxaad gali bartaa barta waxaadna baari kartaa markaad rabto.

Waxaad shaqo badan oo kale kusamayn kartaa oonleenka sidoo kale. Muuji waxa uu qaaska kuyahay ururkaaga si ay u arkaan codsadayaasha soo codsan doona shaqada. Lawadaah xirfadaha aad raadinayso iyo hanaankaaga shaqaalaysiinta ee kuudagsan. Kadibna udiyaar garoow inaad udiyaar garoow shaqaalaha dheeriga ah ee ururkaaga kusoo biiraaya.

Kafiiri buuga macluumaadka batrooniyaasha ee shaqodoon.net.

Contact Us

Bakaaro Market
Howl-Wadaag District,
Mogadishu, Somalia
+252.611000434
info@shaqodoon.net