Hotline +252 611 000434

Shaqo doon ma tahay?.

Ka shaqaynta wadankaaga dhexdiisa

Shaqo raadinta waxaa kaa caawinaya xafiiska shaqadoon.net meel kasta oo uu Somalia kaga yaalo oo dhan. Goobaha shaqada intooda badan waxaa lagaaga baahan yahay inaad Wax qabad leedahay

Dhibaato shaqo la’aan maku heesaa ?

Madoonaysaa Inaad Shaqo Wanagsan Heshid ama Adigu aad Abuuratid Ganacsi?

makugu hagnaa shaqo bixiyahaaga?

In shaqo la raadsado waxeey qaadan kartaa waqti badan, waana in wax yaalo badan lagu fakaraa.

Xafiiska shaqodoon.net waa hey’ad Gaar ah oo ku taalo dalka oo dhan. Xafiiska shaqadoon waxeey kaaga waramaayaan sida aad uu raadsaneeysid shaqo. Waxeeyna ku siinayaan warbixin ku saabsan shaqooyinka banaan iyo Macluumaad kala duwan.

Contact Us

Bakaaro Market
Howl-Wadaag District,
Mogadishu, Somalia
+252.611000434
info@shaqodoon.net