Hotline +252 611 000434

Xisaabiye (Accountant) – Darusalaam

Job Expired

Xisaabiye (Accountant) – Darusalaam, Mogadishu, Somalia

FURSAD SHAQO

Shirkadda Sahal Homes & Apartments Waxa Ay Ogeysiineysa Dhammaan Bulshada Kunool Caasimada Somalia, Mogadishu, in ay jirto Fursad Shaqo oo ka bannaan Shirkadda.

Jagada Shaqada Bannaan: Accountant

Goobta Shaqada: Darusalaam, Mogadishu, Somalia

Tirada Boosaska: Hal Boos

Wakhtiga Qabashada Araajida: oo Ka bilaabanaysa 3 da bisha November kuna-ekaan doonta 10-ka bisha-November 2022.

Shuruudaha Laga Rabo Codsadaha:

1. In uu wato shahaado Asal ah (Original) ah ee jamacadeed – (Bachelor’s degree) – Accounting.
2. In uu ku fiican yahay adeegsiga aaladda Computer-ka ee IT-ga.
3. In uu yahay qof dabeecad wanaagsan oo kuna fiican xiriirka Bulshada,
4. In uu leeyahay Labo sano waayo aragnimo shaqo ah (2years Experience)

Qaabka Loo Codsanayo:

Fadlan hadii aad daneyneyso shaqadan CV gaaga Waxaad ku soo Hagaajisaa Araajida Email-ka Shirkadda: Sahalhomesdepartments@gmail.com

Nasiib Wacan.
Sahal

More Information

  • This job has expired!

Contact Us

Bakaaro Market
Howl-Wadaag District,
Mogadishu, Somalia
+252.611000434
info@shaqodoon.net