Hotline +252 611 000434

Isku Duwaan Gelinta Shaqada

Dadka waxaa looga baahan yahay inay isku duwaan geliyaan adeegyada shaqada oo ay buuxiyaan hawlaha dib u shaqo gelida iyaga oo guriga jooga kadib marka la xareeyo arjiga dalabka kowaad ee cusub. Hadii aad degan tahay Mogadishu ama meel u dhaw , laakiin aad si joogto ah shaqo ugu timaado Xamar, waxa aad iska duwaan gelin kartaa website keena adiga oo isticmaalaya emailkaaga kadib waxaad aad la kulmi doontaa mid kamid ah shaqaalaha (maqal iyo muuqaal ama foolka-fool) si aad u dhamaystirato macluumaadka dib u shaqo gelida.

Macluumaadkaaga shaqada, shaqaalaheena waxay eegi doonaan duwaan gelintaada iyo cvgaada si hormar loogu sameeyo, qiimeeyo baadi goobkaaga shaqada, oo looga wada hadlo khidadaha helitaanka shaqo, ee shaqada cusub. Waxa aanu tobobarnay, khabiiro shaqaalaha xirfadeed oo bixinaya macluumaad khayraad deegaanka ah iyo furado tobobar oo kuu diyaar ah, ku tusaya sida aad u heli karto macluumaadka suuqa shqada, iyo kaalmada tixraaca kale ama macluumaadka gaarka ah ee kaa caawinaya inaad gaadho yoolashaada shaqo.

Macluumaadkaaga shaqo waxaa lagu qaadan karaan maqal iyo muuqaal ama foolka-fool xafiiska Mogadishu, balantaada mid kamid ah xirfadaheeda tobobar ee iminka!

Meel Ka Baxsan Mogadishu

Hadii aad degan tahay meel ka baxsan Mogadishu oo aad caadiyan u shaqo timaado , waa inaad iska duwaan gelisaa nidaamka is waydaarsiga shaqada gobolka oo aad bixisaa cadaynta in aad ka duwaan gashan tahay. Hadii aad hesho xafiiska adeegyada loo shaqeeyaha ee gobolkaaga, qabo.

Hadii aad u baahan tahay duwaan gelin adeegyada shaqada ah, waxa aanu kuu soo diri doonaa wargelinta ay ku jiraan taariikhda aad buuxisay shuruudaha. Hadii aanad buuxin shuruudahaaga ugu danbayn wakhtiga ay ku eeg tahay, dalabkaagu dib ayuu u dhici karaa oo waa la diidi karaa. Maaha inaad sugto inaad hesho wargelinta is duwaan gelinta si aad u shaqayso ama inaad qabsato balanta macluumaadka shaqada ama inaad ku samayso is duwaan gelinta gobolkaaga.

Hadii aad dhamaystirtay hawlaha is duwaan gelinta hore, waxaa lagaaga baahan karaa inaad mar kale inaad samayso mar kasta oo aad xaraynayso arjiga dalabka hore oo cusub.

Contact Us

Bakaaro Market
Howl-Wadaag District,
Mogadishu, Somalia
+252.611000434
info@shaqodoon.net