...
Hotline +252 611 000434

Baarista Shaqada

Shaqodoon
Shaqodoon

Raadso dhabaha xirfadaada

shaqodoon.net waa bar taageero oo laysku halayn karo ayadoo kaa caawinaysa dad badan oo adoo kale ah inay gaaraan yoolalkooda xirfada.

Waxaad u adeegsan kartaa gododka aalaa Career Search (Raadinta Xirfada) si aad uraadiso xirfadaha shaqo ee furan.

Si aad inta badan baarista shaqadaada ugu samayso shaqodoon.net waxaan kutalinaynaa inaad furato ciwaan. Ciwaankaaga ayaa kuusahlaaya inaad doorato aadna kaydsato macluumaadka aad rabto inaad markale booqato, ayna kujiraan fursadaha shaqada, iyo shaqooyinka aad barta kaqabsato ee shaqsiga ah.

shaqodoon.net waxaad halkaasoo aad si qoto dheer uga baari karto shaqooyinka:

  • Aad ku abuuri karto ama soo galin karto siifii oonleen ah
  • Aad waafajin karto siifiigaaga shaqooyinka xirfada
  • Aad kusamayn karto baarista xirfadaha shaqada oo dheeri ah
  • Aad ugu sahli karto in batrooniyadu si toos ah kuulasoo xariiraan
  • Aad hesho ogaysiis iimeelka laguusoo diro ee shaqooyinka xirfada ee lasoo dhajiyo

Arag buuga macluumaadka Shaqodoon.net oo loogu talagalay dadka shaqo doonka ah.

Contact Us

Bakaaro Market
Howl-Wadaag District,
Mogadishu, Somalia
+252.611000434
info@shaqodoon.net

Seraphinite AcceleratorOptimized by Seraphinite Accelerator
Turns on site high speed to be attractive for people and search engines.