...
Hotline +252 611 000434

15 ka website ee ugu fiican oo aad ka sameesan karto Cv

Cv-gu waa dukumiinti faahfaahsan oo muujinaya taariikhdaada xirfadeed iyo aqooneed. CV wuxuu noqon karaa farqiga u dhexeeya helitaanka wareysiga iyo in aan lagugu wareesanin.

Inkasto aysin jirin qaab rasmi ah oo la isu raacsan yaay marka cv la qoraayo hadan waxaa muhiim ah  in aa maanka ku heesid qodobadaan marka aa cv qoreesid

Your personal details (e.g. name, address, phone number)

A personal statement (a brief personal summary of who you are and what you’re looking for)

Relevant key skills

Work experience (listed in reverse chronological order – with the most recent coming first)

Education and qualifications (listed in reverse chronological order)

Hobbies and interests (if you think they might help you get the job)

References (often available on request)

Hadaba waxa hoos kugu soo gudbinaa 15 website oo  ku fududee karo in aa sameesatid CV

Zety Resume Builder

ResumeHelp

ResumeNerd

ResumeLab

ResumeNow

VisualCV

Resumup.com

EnhanCV

Wozber.com

ResumeGenius

Kickresume

Resumonk

ResumeBuild

FlowCV.io

 Indeed

Contact Us

Bakaaro Market
Howl-Wadaag District,
Mogadishu, Somalia
+252.611000434
info@shaqodoon.net

Seraphinite AcceleratorOptimized by Seraphinite Accelerator
Turns on site high speed to be attractive for people and search engines.